Cod-bixin ka bilaabatay dalka Iran & shacabka oo dooranaya Madaweyne cusub (Sawirro)

Shacabka reer Iiraan ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta ee tartanka madaxtinimo ee dalkaasi, iyadoo ay jiraan walaac laga qabo tirada dadka ka soo qeyb galaya doorashada madaxtinimo oo aad u hooseeysa. Illaa 60 milyan oo codbixiyeyaal ah oo ku sugan Iiraan ayaa la filayaa in ay u codeeyaan ciddii ay ku aamini lahaayeen talada, … Continue reading Cod-bixin ka bilaabatay dalka Iran & shacabka oo dooranaya Madaweyne cusub (Sawirro)